Doon tahriibayaal ay Soomaali ku jiraan kula degtay xeebta dalka Jabuuti

Doon ka shiraacatay dalka Jabuuti ayaa ku degtay Xeebta waqooyi ee dalkaasi, waxaana laga cabsi qabaa in falkaas ay ku dhinteen  Soomali fara badan oo tahriibayaal ah. Agaasimaha Geeska Afrika ee Hay’adda Socdaalka Aduunka ee IMO Maxamed Cabdulqaadir ayaa sheegay in muqalasiinta ay doonta ka tuureen dadkaas markii ay  buuxsantay. Dadka doonta saarnaa ayuu xusay … Continue reading Doon tahriibayaal ay Soomaali ku jiraan kula degtay xeebta dalka Jabuuti